Guddoomiye Dhoobo oo ka soo horjeestay xil ka qaadistii saaka lagu sameeyey

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa sharci daro ku tilmaamay qaabka uu maanta Baarlamanka Puntland xilka kaga xayuubiyay. Waxaa uu sheegay in xilka ka qaadista saaka la sheegay in isaga lagu sameeyey ay tahay mid laab lakac ah oo baal marsan dastuurka iyo xeer hoosaadka golaha wakiilada. “Waxaan leenahay nidaam iyo hannaan; waxaanu … Continue reading Guddoomiye Dhoobo oo ka soo horjeestay xil ka qaadistii saaka lagu sameeyey